Qaabkaan ayaa Biyaha Ragga loo badin karaa (Talo Sir ah akhriso)

Bulsha:- Manida Ragga waxaa badiya kalluunka nooc walba ka mid ah gaar ahaan midka la dhaho salmon, iyo basasha iyo ukunta sabiibka madooban iyo sanjabiilka cagaaran iyo aananaaska iyo malabka iyo mooska iyo looska iyo caanaha geela.

Manida marka ay ka soo baxaan ninka waxaa ku waajibo qubays, ninka marka uu muddo galmo uusan samaynin inta badan riyo ayuu ku biyabbaxaa, qofka marka uusan naag qabin waxaa fiican inuu iska yareeyo cuntada si aysan ugu badanin biyaha maxaayeelay marka ay ku bataan biyaha jirka waxay keenaan fikir iyo mashquul maskaxeed ruuxa xitaa wax ma baran karo qalbigiisa marwalba wuxuu ku hayaa naag, hadduu arko gabar ma rabo inuu ka jeesto……

Dhibcaha Biyaha waxay ka samaysan yihiin burutiin aad u sareeyo marka ninka marka uu u galmoonayo xaaskiisa oo uu ku shubayo biyaha naagta waxay ka qaadanaysaa burutiin oo ka difaacaya maqaarkeeda jirka inuu dhero.

Aqoonyahanada qaarkooda way diideen inuu ninka bahalkiisa ka soo saaro xaaskiisa oo uu bannaanka ku daadiyo waxay dheheen waa inuu ka dalbo maxaayeelay marka hore raaxada ayuu ka gooynayaa midda labaadna jirkeeda ayaa u baahan, xitaa naagaha qaarkooda marka biya ninka lagu shubo ayay biyabbaxaan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment