HEESTA ASBUCA: Inaba caadi ma ahan heesta Radha ee filimka “Jab Harry Met Sejal”

Bulsha:-  Filimka Jab Harry Met Sejal ayaa ah mid taageeraha xidigaha jilaya ay aad iyo aad u sugayaan waxaana kahor soo bixitaankiisa si weyn loo sugayaaa goos-gooskiisa kaas oo soo bixi doona waqtiyada soo socda.Dhinaca kale heestan aan idinku hayno hoos iyo gebi ahaan filimka jacalka ah ee ay daadihinayan xidigaha kala ah Shahrukhan iyo Anushka Sharma ayaa muujinaya runtii sida uu jilaagani mar walba iyo da’a walba oo uu yahay uu diyaar ugu yahay in uu ku qanciyo jilayaashiisa mawduuc walba oo uu isleeyahay wuu xiiso gelinaya sida wajigiisa kamuqatana waxadba mooda in Shahrukhan uu gebi ahaanb a niyadiisa kasaaray in uu yahay 50 sano jir.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment