Waa hubaal in 10kaan sawir ee quruxleyda Disha Patani kaa yaabi doonan……….

Bulsha:- Ugu horeyn maanta waa dhalashada xidigada aan mawduuca kusoo xusnay ee quruxda lagu manaystay waxaanan F4U ahaan si kal iyo laab ugu hambalyeynaa Disha dhalashadeeda, intaas kadib waxaan maanta doonayna inaan idinla wadaagno 10ka sawir oo aan is niri waxay dhamaan taageeraheeda tusi doonan quruxda dhabta ee xidigadan 25sani jirka ah waxaana hubaal in ay sawiradi kaafajicin doonan kugu kalifi doonan inaad aman kal iyo laab ah kula dhacdo Disha.
Qofba meel ayuu ka arkaa quruxda qofka balse celcelis badan oo aan sameyn waxaan idiin soo xulnay kuwa inta badan taageeraheedu ugu jecel yihiin waxanan filaynaa inaad ka heshaan.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment