Blogger Widgets

MUUQAAL: Nin Wadaad ah oo Dhacdo La yaab Leh ku Sameeyay Gabadh-yar oo Loogu Geeyay inuu Daweeyo

Bulsha:- Ciidamada booliska ee degmada Yaaqshiid ee gobolka ayaa Banaadir gacanta ku soo dhigay wadaad lasheegay in Uureeyay gabar yar oo qoyskeeda ugu geeyeen Qur’aan saaris.

Gabadhaan yar ayaa lasheegay in xanuunsaneyd waxaana qoyskeeda ugeeyeen wadaadkan waxaana lasheegayaa in si qaldan u isticmaalay gabadhaan yar.

Hadaba, booliska ayaa sheegay in ninkan oo diidan ubadkan uu haatan ku jiro gacanta booliska maxkamadna lasoo taagi doono.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment