Muuqaal: Maamulka Somaliland oo DF Somalia ku eedeeyay Xuska 26-ka June

Bulsha:- Afhayeenka Madaxyootada ee maamulka Somaliland ayaa Dawladda SOomaaliya ku eedeeyay Xuska ay u qabato Munaasibada 26-ka June, oo ku beegan Xiligii Gobalada Waqooyi ee Soomaaliya qaateen Xornimada, Islamarkaana calanka Soomaaliya laga taagay Hargeisa, Sidoo kale waxay Dawladda ku eedeeyeen inay Tirtirayso Al-shabaab.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment