Bulsha:- Shalay waxay aheyd maalinta ciidul fidriga oo si weyn looga dabaal dagay daafaha caalamka laakiin wadanka Hindiya maanta ayaa si weyn looga ciidaaya.
Haddaba Super Star Shah Rukh Khan oo sanad walbo looga bartay in gurigiisa ku yaalo Mannat soo qeybta koreyso soo istaago misana taageerayaashiisa iyo muslimiinta la wadaago farxad ciidul fidriga.
Srk waxaa farxadaan kula wehlinaayay wiilkiisa Abram khan jilaagaan ayaana laga soo bandhigay sawiro qurux badan asiga iyo wiilkiisa Abram sidoo kale wuxuu kula qaas ah la qaatay saxaafada.

Fadlan hoos ka daawo sawirada.


Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment