DHUXUSHA QAABKA LOOGU NADIIFIYO ILKAHA

Bulsha:- dad badan oo ka mid ah dhakhtarada caalamka ayaa sheegay inay tahay dhuxusha waxyaalo lagu nadiifin karo ilkaha midda ugu fiican, 

waxay sheegeen inay si fiican u cadayn karto ilkaha, 

waxay tirtiraysaa madowga ilkaha ka imaan kara shaaha ama qaxwada, sidoo kale ma aha wax dhib u keeni kara ilkaha, 



waxaa la samaynayaa sida soo socota inta la shiido ama la burburiyo dhuxusha markaas ayaa lagu darayaa malab kaddib waxaa la keenayaa buraashka ama cadayga markaas ayaa lagu nadiifinayaa ilkaha.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment