Blogger Widgets

DAAWO SAWIRRO: Taliyaha Militeriga Mareykanka oo Muqdisho Salaad ku dujiyay & Afurkii uu la qaatay…

Bulsha:-  Taliye kuxigeenka ciidamada Mareykanka ee Afrika Abuhena Saifulislam oo booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa salaad ku tujiyay taliska ay garoonka diyaaradaha Muqdisho ku leeyihiin ciidamada Mareykanka taliyeyaasha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Taliyaha ciidamada Mareykanka oo ah Muslim ayaa markii uu salaadii dhameeyay la afuray saraakiisha ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM ee muslimka ah.

Ciidamo ka socda dalka Mareykanka ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha Muqdisho, gaar ahaan qeybta ciidamada cirka ee Xalane, kuwaasi oo taageera ciidamada gaarka ee dowladda Somalia oo si wadajir ah u fuliya howlgalada qorsheysan.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment