Bulsha:- Waxaa Magaalada London ee Dalka Britain Lagu Qabanayaa Show Loogu talagay Ciida Wuuxna dhacayaa showgaas Maalinta Xuriyada Soomaaliya ee 1 July oo ah Maalin Sabti ah oo soo galaysa Habeen Axad ah .
Showgaan waxaa wada Qabanaya Fanaanin Caan ah oo aad looga Yaqaan Magaalada London iyo guud ahaan dunida Kuwaasi oo kala ah : Farxiya Fiska iyo fadumiina iyo waliba Farax Murtiile oo Hamoogaan oo Haka Maqnaan Habenkaas iyo Fananadda qarniga waa Boqoradda Farxiya Fiska

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment