Madaxa Ma Ku Xanuunaa Ka Dib Kulanka Naxariista, Xal Ayaan Ku Haynaa.

Bulsha:- Waxaa jira lamanayaal badan oo ka  sheegta madaxa weerar durba marka ay ka dhamaadaan kulanka naxariista

Hadaba qubarada arimaha qoyska ee Alcarabiya.com ayaa ku siinaya talooyin yar oo aad kaaga caawinya in aad ka taqalusto arintaas

Ma og tahay aqriste marka lagu jiro kulanka naxariista in jirkaada uu weynayo qaddar biyo ah waxaana u sabab ah dhididka ka imaanaya ee ka dhasha heer kulka .

Sidaa darteed ,haddii aad tahay ragga ama dumarka ka sheegta madax xanuunka ka dib kulanka waxa ay Bulsha.com kuula talineysaa in aad cabto biyo qaboow oo cad waa hubaal neerfaha waa ay ku degayaan

Sidoo kale waxaad haddii aad ka gaarto cabitaan sida Ananas waa u ku anfacayaan maadaama uu ka kooban yahay fitiimiino iyo macdanno ka qeyb qadanaya wanaajinta niyadda










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment