Blogger Widgets

Ka Dib Gauri Khan, Karan Johar Oo Sawir Qurux Badan Kasoo Bandhigay Suhana Khan

Bulsha:-  Super Star Shah Rukh Khan gabadhiisa Suhana Khan ayaa shalay jirsaday 17 sano hooyadeed Gauri Khan ayaa gabadheeda kasoo bandhigtay sawir soo jiidasho leh.

Gauri Khan ka dib filim sameeye Karan Johar ayaa Suhana Khan oo gabadhiisa oo kale ah kasoo bandhigay sawiro qurux badan.

Labada sawir ee Gauri Khan Iyo Karan Johar baraha bulshada kusoo bandhigay sawiro kale ma aha waa sawirada qeybta kor fuulo oo ah labo sawiro oo qurux badan oo si qaas ah Karan johar Iyo Gauri Khan usoo bandhigay ayagoo Farxad u rajeynaayay Suhana.

Dhinaca kale Shah Rukh Khan ayaana aad ugu faraxsan dhalashada gabadhiisa ee Suhana oo si weyn baraha bulshada hambalyo loogu soo diray wuxuuna sheegay Srk inuu farxad weyn u dhigi doona marka gabadhiisa Suhana kasoo laabato London.

 











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Brothers Group

This is a short description in the author block about the author. You edit it by entering text in the "Biographical Info" field in the user admin panel.
    Blogger Comment
    Facebook Comment