Kenya oo Ciidamo Dheeraad geysay Xadka ay la wadaagto Soomaaliya

Bulsha:- Dawlada Kenya ayaa Xoojisay dadaalaada laagu xaakameeynaayo Ganaacsiga sharci darrada ah ee ka socda xeebaha dalkeeda ka dib markii dib loo furay soohdinta at la wadaagto Soomaaliya .

Saraakiil iyo Ciidamo dheeraad ah ayaa  la soo dhoobay Xadka Kenya ay la waadaagto Soomaaliya si ay ug hortagaan Ganacsiga sharci darrada ah .

Hase’ahaatee’ Tani ayaa ku soo aadaeysa Muddo Todobaad dhexdiisa ka dib markii Kenya ay ogolaatay in dib loo Furo Xarumihii Xuduudaaha Ismaamuladaa Mandheera, Lamu, iyo Garisa 90ka Maalmood ee soo socda.

Hay’adda Canshuuraaha Kenya ee loo soo gaabiyo (K R A) ayaa shaqaalaheeda Kastamkaa iyo xakameyntaa Xuduudaha u dirtay Lamu, waaxa ay kala shaqeeyneysaa Ilaalada Xeebaha Kenya si ay u ilaaliyaan qayb ka mid aah Badweynt Hindiya.


Hase’aahaatee ‘ dib u furisrata Xadka Kenya iyo Soomaaliya ayaa sare u qaadeysa Xiriirka Ganacsi ee ka dhexeyaay labada dal.

 










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment