Sweden oo Turkiga u gacan gelisay nin ay raadinayeen

Bulsha:- Dalka Sweden ayaa Turkiga u gacan galiyay nin lagu eedeeyay inuu xiriir la lahaa argagixisada, sidda ay sheegtay warbaahinta dalkaasi Turkiyey. Tallaabadan ayaa ku soo beegmaysa, xilli uu dalka Sweden uu doonayo inuu hagaajiyo xiriirka uu la leeyahay Turkiga, maadaama Turkiga oo xubin ka ah NATO uu shuruudo ku xiray, ku biiritaanka Sweden ee ururka NATO.

Warbixin gaar ah ku saabsan ammuurtan waxa magaalada London inooga soo direy Wariyaha VOA Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment