Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo kusii jeeda Qadar si uu uga qeybgalo daawashada Morocco vs France

Bulsha:-  Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa u safri doona waddanka Qatar si uu uga qeyb galo semi-finalka Koobka Adduunka ee u dhexeeya Faransiiska iyo Morocco maalinta Arbacada ah, sida uu sheegay Wasiirka Isboortiga Faransiiska Amelie Oudea-Castera.

Xulka France oo ku guuleystay tartanka sanadkan 2018 ayaa la ciyaari doona xulka Morocco oo u soo baxay afarta xul ee ugu dambeeya Koobka Adduunka, kadib markii ay 2-1 ku garaaceen England, halka xulka Waqooyiga Africa ay 1-0 ku garaacday Portugal ciyaartii Sabtidii.

Xafiiska Macron ayaa bishii hore sheegay in uu sugi doono semi-finalka koobka adduunka haddii ay xulkoodu heerkaas soo gaaro.

Reuters.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment