Ciidamada dowladda oo soo bandhigay xubin ka tirsan Ururka Al-shabaab

Bulsha:- Saciid Xuseen Raage oo kamid ahaa ururka Al-shabaab ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka ee ku sugan deegaanka Furqaan ee gobalka Shabeellaha Dhexe.

Ninkan isku soo dhiibay ciidamada ayaa la sheegay in uu u ahaa Al-shabaab Nabaddoon, waxaana uu hadda isku soo dhiibay ciidamada dowladda.

Goobta maanta lagu soo bandhigay isisoo dhiibe Saciid, waxaa goobjoog ahaa Taliyaha Booliska HirShabelle Col. Xasan Dhicis, saraakiil kale iyo Agaasimaha waaxda cansuuraha ee wasaaradda Maaliyadda XFS Muxudiin Xasan Juris.













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment