Madaxweynaha Ukraine oo golaha amaanka u gudbiyay dambiyo culus uu ruushka geystay.

Bulsha:- Madaxweynaha Ukraine ayaa ku eedeeyay Ruushka dembi ka dhan ah aadanaha. Zelensky ayaa la hadlay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay kadib markii uu Ruushka duqeymo horleh ku ekeeyay xarumaha tamarta dhaliya ee Ukraine.

Koronta ayaa ka go’day inta badan dalkaas.

Isagoo ka hadlayey kulan deg deg oo Golaga Ammaanka ee Qaramarada ah oo ay Ukraine codsatay ayaa Mr Zelensky waxaa uu sheegay in Ruushku si uu ku talogalay uu u dhibaateynayo magaalooyinka isagoo ku qaadatya weeraro aan kala sooclaheyn , ila markaana garaaraya dhismeyaasha , dugsiyada , gaadiidka iyo isbitaalada.


Safiirka Maraykanka u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku eedaysay Madaxweyne Putin inuu duqeymaha cusub uga gol leeyahay, in shacabka Ukraine ay dhibaato soo gaarto xilligan qaboobaha ah.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment