Wafdi ka socda DFS oo ka qeyb galaya Shirweynaha la dagaalanka musuq maasuqa

Bulsha:-  Shirwaynaha 8-aad ee caalamiga ah ee madashada Afrika ee la dagaalanka Musuq-maasuqa ayaa lagu qabtay dalka Jabuuti.

Masuuliyiin ka tirsan guddiga madaxa banaan ee la dagaalanka Musuq-maasuqa ayaa ka qeybgalay shirkaan oo socday sadaxdii maalin ee lasoo dhaafay, waxaana looga hadlay arrimo badan oo quseeya la dagaalanka Musuq-maasuqa iyo sida dalalka Afrika ay isaga kaashan karaan ciribtirkiisa.

Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay xubin ka noqotay Hey’adaha isku dhafka ah ee la dagaalanka Musuq-maasuqa (FIGE) iyo kan bariga Africa.



Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment