Turkiga oo isbedel ku sameeyey, magaca dalkiisa loogu yeedhayo

Bulsha:- Qaramada Midoobay ayaa todobaadkan dhaqan-gelisay codsi uga yimid dowladda Turkiga, kaas oo ah in hadda kaddib dalkaas loogu yeedho magaca "Türkiye" halka haatan laga yidhaahdo Turkey. Arbacadi ayay Qaramada Midoobay ku wargelisay dhammaan laamaheeda kala duwan in dalka Turkiga magaca laga beddelay.

Haddaba maxay tahay sababta ka danbeysay in Turkigu uu magaca iska beddelo. Warbixintan waxaa London kasoo diray, Wariyaha VOA-da ee Yurub, Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment