Minnesota: Wiil Soomaali ah oo meydkiisa laga helay gaari gubtay

Bulsha:-  Waxaa gobolka Minnesota laga helay meydka qof Soomaali ah oo baabuur uu ku gubtay, iyadoo aan la ogeyn in si ula-kac ah dadbka loo qabadsiiyay iyo in kale, laakiin bulshada Soomaalida ayaa hey’adaha amaanka oo kiiskan gacanta ku haya ku cadaadinaya in ay si dhab ah u baaraan.


Arrintan ayaa timid xilli isla toddobaadkan wiil Soomaali ah oo muddo kooban la la’aa meydkiisa laga helay wabiga Mississippi. Sidoo kale wali lama xaqiijin in wiilkan si bareer ah loo dilay iyo in geeridiisu ay shil ahayd.

Haddaba si aannu arrinta in badan uga ogaanno, wariyaheenna Jacfar Kuukaay ayaa khadka taleefoonka kula xiriiray Jaylani Hussein oo ah agaasimaha Hey’adda CAIR xafiiskeeda Minnesota, waxaanu ugu horreyn weydiiyay xogta uu arrintan ka hayo.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment