Daawo Sawirro:- Madaxweyne caan ah oo gabadhiisa ka dhigay Madaxweyne ku-xigeen

Bulsha:- Madaxweynaha Philippines Rodrigo Duterte Gabadha ugu wayn ilmaha ayaa loo dhaariyay xilka Madaxweyne ku xigeenka wadanka.

Mudo xileekeeda oo ah lix sano oo ay la qaadan doonto Ferdinand Marcos Junior ayaa ka bilaaban doona 30 ka June.

Sara Duterte ayaa wacad ku martay inay mideyneyso Philippines iyadoo ka hadlaysay xaflad lagu dhaarinayey.

Waxay Balantaan qaaday iyada oo dhinac taagan Ferdinand Marcos Junior oo dhawaan badali doona aabaheed.


“Maalmaha soo socda waxay noqon dooonaan kuwa caqabaado miiran ah kuwaasoo sababi doona inaan midowno qaran ahaan” ayay tiri Duterte.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment