Mid kamid ah ilaalada gaarka ah ee Cumar Filish oo lagu dilay Muqdisho

Bulsha:- Allaah u naxriistii Xuseen Abuular Nuur oo ka mid ahaa ilaalada gaarka ah ee guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa lagu dilay nawaaxiga Dekedda Muqdisho.

Goobjoogayaal ayaa sheegay in dilka marxuumka uu geystay askari ka tirsan ciidamada Soomaaliya.

Wararka ayaa sheegaya in askari dilka geystay uu goobta ka baxsaday.

Ciidamada ammaanka ayaa tagay goobta uu dilka ka dhacay, iyagoona halkaasi ka qaaday meydka marxuum Xuseen Abuukar.

Ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay Taliska Booliska Soomaaliya iyo maamulka Gobolka Banaadir.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment