Bulsha:- Fadeexado waa weyn ayaa ka taagan deegaanada Puntland, kaddib fashilka koox ka ganacsanaysa xaalufka iyo dhoofinta geed-quwaaxa oo kamid ah dhirta adkeysiga u leh abaaraha.
Dhoofinta dhirtan ayaa lugaha la gashay inay qeyb ka yihiin Wasiiro, Xildhibaano iyo saraakiil Ciidan oo ay kamid yihiin xubno kamid ah sirdoonka Puntland.
Haddaba, hoos ka daawo Qeybta 1aad, Fadeexada Xaalufinta Geed quwaaxa ee ka aloosan Puntland
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment