Daawo:- Isku aadka Koobka Adduunka oo la shaaciyay

Bulsha:-  Waxaa caawa fiidki magaalada Doha ee caasimadda dalka Qatar, looga dhawaaqay Isku-aadka Ciyaaraha Koobka Adduunka ee sannadkaan 2022-ka. 29 ka mid ah 32-ka waddan ee ka qeybgali doona ciyaarahan oo lagu marti gelin doono dalka Qatar, ayaa diyaar ahaa, halka saddex harsan ay bartamaha sannadkaan dheeli doonaan ciyaaro kala sooc ah.

Dalalkaasi waxay kala yihiin UAE/Australia/Peru oo is wada arkaya, midkood ayaa soo bixi doonaa, sidaasi si la mid ah waxaa is arkaya Wales/Scotland/Ukraine iyo Costa Rica/New Zealand oo iyana mid laga doonayo.

Xulalka ayaa isugu aaday sidaan:

Group A: Qatar, Ecuador, Senegal, Netherlands
Group B: England, Iran, USA, Wales/Scotland/Ukraine
Group C: Argentina, Saudi Arabia, Mexico, Poland
Group D: France, UAE/Australia/Peru, Denmark, Tunisia
Group E: Spain, Costa Rica/New Zealand, Germany, Japan
Group F: Belgium, Canada, Morocco, Croatia
Group G: Brazil, Serbia, Switzerland, Cameroon
Group H: Portugal, Ghana, Uruguay, South Korea.

Koobka Adduunka, ayaa billaaban doona, 21-ka November, waxana lasoo gaba gabeyn doonaa 18-ka December ee sannadkaan 2022-ka,


haddii uu ALLAH raalli ka noqdo.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment