WAR DEG DEG :- Musharrax Xildhibaan oo lagu dhaawacay Garoowe

Bulsha:-  Musharrax Xildhibaan Golaha Shacabka BJFS Maxamed Faarax Nuur (Nuux Dheere), ayaa ku dhaawacmay weerar lagu qaaday, xilli uu ku sugnaa ‘Hotel Same’, ee bartamaha caasimadda Puntland ee Garoowe.

Weerarka ayaa waxaa sidoo kale ku dhintay hal ruux, halka uu ku dhaawacmay ruux kale. Nuux Dheere ayaa wararku sheegayaan in Madaxtooyada Puntland u xirtay kursiga Summadiisu tahay HOP#192 oo doorashadiisu dhacayso berri.

Nuux Dheere ayaa horay uga soo mid noqday Golaha Wakiillada Puntland.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment