Dhageyso:- Warbixin ku saabsan weerarro xalay ka dhacay Muqdisho

Bulsha:- Magaalada Muqdisho waxaa xalay saqdii dhexe ka dhacay weerarro kooban balse ku bilowday qaraxyo waaweyn oo shacabka ay hurdada uga soo salaleen, waxaana weerarrada lagu qaaday saldhigga degmada Kaxda iyo xaafadda Daaru-salaam.

Warbixinya warkan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA-da Cabdicasiis Barrow.







Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment