Deeq wax looga qabanayo Abaarta oo la gaarsiiyay Maamulka Dowlad Degaanka Soomaalida

Bulsha:-  Deeqdaan oo ah mid  lacageed ayaa gaareysa 100 Milyan oo birr ayay maamulka magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ugu deeqeen dadka ay abaaruhu saameeyeen ee ku dhaqan Dowlad degaanka Soomaalida.

Deeqdan ayaa qayb ka ah dadaalada ay xukuumadu ugu jirto sidii bulshada ay abaaruhu saameeyeen gacanta ugu haboon looga gaysan lahaa.

Waxaa isa soo taraya hawlaha bini aadanimo ka qayb-qaadashadooda, iyada oo degaano badan oo katirsan dowlad degaanka ay saameeysay abaarta.

Maamulka dowlad degaanka soomaalida oo uu Madaxda ka yahay Mustafe Muxumed Cagjar ayaa dhawaan qeylo dhaan ka muujiyay Abaarta, iyaga oo sheegay in loo baahan yahay gurmad deg deg ah.








Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment