Boqor buur madoow & Cabdi xaashi oo shaaciyey in doorashooyinka Soomaaliya iskaga baxeen

Bulsha:- Kulan ka dhacay maanta oo jimco magaalada muqdisho islamarkaana ay iskugu yimaadeen siyaasiyiinta kasoo jeeda Soomaaliland ayey soo saareen go’aano culus.

Shirkaas waxay waxgaradka yeeshay ay qaadaceen sida Xafiiska Ra’iisal Wasaare Rooble ufara geliyeen kuraasta gobollada wuqooyi.

Boqor Buur madoow iyo Cabdi xaashi oo saxaafada la hadlay waxay ku dhawaaqeen in ay iskaga baxeen doorashooyinka ka socday Soomaaliya ayna diideen hanaanka sad bursiga we wax loo maamulayo.














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment