Deg Deg:- Madaxweynahii Hore Sheikh Shariif oo soo gaaray Istanbul ee Dalka Turkiga

Bulsha:- Madaxweynahii hore ee Soomaliya Mudane Sheikh Sheikh ayaa dhawaan soo gaaray Dalka Turkiga  magaalada Istanbul xili uu xalay soo gaaray Madaweynahaha Waqtiga ka dhamaaday Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyadoon la ogeyn u jeedka Safarka Sheikh Shariif

Madaxda Soomalida ayaa xarun u noqotay  Dalka Turkiga halkaa oo lagu kar kariyo  Siyaaaada Soomaliya

Safarka Sheikh Shariif ayaa shaki badan dhaliyey ka dib markii ay soo baxeen xulufa Siyaasadeed dhexmaray Farmaajo,Sheikh Shariif iyo Kheyre

Madxweynahii Hore ayaa hada dagay Hoteel ku yaalo magaalada Istanbul sida ay sheegay dad isaga ka ag dhow

Dhanka kale maal mahaan waxaa soo baxaayey qilaaf u dhaxeeyo Midoowga Musharaxiinta iyagoo laba Garab u kala jabay











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment