Dhageyso:- Kumuu ahaa Cabdicaziz Afrika oo xalay lagu dilay Muqdisho?

Bulsha:- Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo in muddo ah ay shaqo-wadaag ahaayeen agaasimihii Radio Muqdisho Cabdicaziz Afrika oo xalay lagu dilay qarax lagu soo weeraray gaarigiisa ayaa ka sheekeeyay qofka uu ahaa iyo noloshiisii marxuumka.

Al-cadaala ayaa taariikhdii Afrika uga warramay wariyaha VOA ee Washington Sahra Cabdi Axmed.

Halkaan Hoose ka Dhageyso








Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment