Sawirro:- Dowladii 3aad ee ka tirsan Carabta oo safaarad weyn ka furatay Israel

Bulsha:-  Dowlada Imaaraatka carabta ayaa si rasmi ah u daahfurtay safaraaddeeda magaalada Tel-aviv ee dalka Israa’iil.

Waa tallaabadii ugu dambaysay ee la xiriirta heshiiska isku soo dhowaanshaha ee uu sanadkii hore uu garwadeenka ka ahaa Maraykanka.

Safaaraddan ayaa waxa laga furay dhisme cusub oo ku yaala caasimadda Israa’iil ee Tel Aviv.

Israa’iil iyo Imaaraadka Carabta ayaa daahfuray xiriirka taleefannada tooska ah ee labada dal dhexmarayo dabayaaqadii sanadkii hore kaddib marki ay gaareen heshiis ay dib ugu soo celinayaan xiriirkooda.

Safaaraddan ayaa noqonaysa midii saddexaad ee uu dal Carab ah leeyahay iyadoo ay ka soo horreeyeen Masar iyo Urdun.












Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment