siiba raga ka imaan jiray sacuudiga oo mushakalka soo cunay
naagta ninka caloosha leh waxay u arki jirtay inuu yahay nin lacag leh
soomaalida ayaa sidaas u haysan jiray
laakin naagaha marka yurub soo galeen oo ay rakeen sheekada taalla
waxay doorteen raga caatada ah

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment