Tani ayaa waxa ay laba jibaartaa habsami usocodka ciyaarta sariirta waxa ayna labada dhinacna dareemaan macaanka raaxada.
Quburo ku taqasustay wax yaabaha la xiriira galmada ayaa waxa ay cilmi baaris ku sameeyeen arrinkani waxaana lagu ogaaday in hablaha badankood 85% xitaa kuwa fircooniga ugu ay wax badan ka dareeman inta laga siibayo dharka markaasi ay sidato.
Waxaa galaya gabadha dareen ah in ay sugi weyso inta laga saarayo dharka ay wadato, waxa ayna u hamuun qabtaa in sifiican looga dharjiyo galmada.
By: Abdul
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment