Bulsha:- Warbaahinta dalka Turkiga ayaa Warbixin Xiiso leh ka diyaariyey Tababar kala duwan ee Ciidamada Soomaaliya lagu Siinayo Saldhiga ay Dawladda Turkigu dhowaan ka furtay duleedka magaalada Muqdisho.
Ciidamada Soomaaliya ee Lagu Tababaro Saldhigaasi ayaa waxaa markiiba sidoo kale Qalabkooda iyo Hub Casriya Siisa Dawladda Turkiga. DAAWO WARBXINTA IYO TABABARKA AY QAATAAN.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment