Bulsha:- Lama sheegin goobta uu ku dhintay iyo dalka fuliyay duqeynta, balse walaalkii Cali Feysal ayaa ku gaabsaday in lagu dilay duqeyn ka dhacday dalka Suuriya.
Xuseen Feysal Cali Waraabe ayaa ku biiray Daacish sanadkii 2013, waxaana uu ka soo muuqday muuqaal ay baahisay Daacishm,hasa yeeshee Waxaa kooxda looga yaqaanay Abuu Shuceyb Al-Somali, waxaa uu heystay dhalashada dalka Finland.
Xuseen ayaa mar isku dayay inuu ku biiro Kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya, hase ahaatee waxaa laga soo qabtay xuduudka u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment