Bulsha:- Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa magaalada Qardho ee Xarunta dhaqanka si balaadhan ugu soo dhoweeyay Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi (Farmaajo ) iyo Wafdiga uu Hogaaminayo.
Boqor Burhaan ayaa Madaxwaynaha Gudoonsiiyey Faras, Maryaha Hidaha iyo Dhaqanka, Bilad Sharaf iyo Weliba Waxyaabo kale oo Boqotooyadu caan ku tahay. Wuxuuna sidoo kale Halkaasi ka jeediyey Khudbad uu uga hadlay Xaalada dalka iyo Muhiimada ay leedahay Midnimadu.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment