Bulsha:- Soomaalida ku noolaa dalka Yemen ayaa Bilaabay inay dib ugu soo Noqdaan dalkooda Soomaaliya, Iyagoona Naftooda kala baxsanaya Colaadaha iyo Xaalada adag ee dalkaasi Yemen ka taagan.
Waxaana dalkaasi yemen ka socda dagaalo Qadhaadh iyadoona dhowaan Halkaasi lagu dilay madaxwaynihii Hore ee dalkaasi Yemen Cali Cabdalle Saalax. Sidoo kalana waxaa Jira Duqaymo ay ka gaysanayaan Isbahaysiga Sucuudigu Hogaaminayo.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment