DAAWO YAAB: Suuq Cusub oo Diinka uga Furmay Muqdisho iyo Lacag badan oo Lagu Baadigoobayo | Waa Noocee ?

Bulsha:- Magaalada Muqdisho  Waxaa aad looga hadal hayaa suuq cusub oo lagu kala iibsanayo Diinka /Diin-diinka oo la sheegay inay jiraan dad dhoofinaya oo Saylad u helay.


Nooca la rabo waxa shuruudihiisa ka mid ah in marka Moobil qoslaaye ah la dulsaaro uu moobilku damo, Iyadoona ay Jiraan dad badan oo Howshaasi ku guul daraystay.

Waxaa la sheegay inay Howshan dabada ka riixayaan Shirkado Shiyeeye, Iyadoona la filayo in Diinka uu Mobilka Dushiisa ku damayo ay ku jirto ama uu Liqay  Johorada Maska.
Nin ayaan arkay ii sheegay inuu toban xabo ka keenay gobolada dhexe wuxuu rajaynayaa inu midkiiba laga siisto 30’000 ilaa 45’000 oo dollar waana ballanqaadka dadkii u diray ay u sameeyeen.










Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment