Bulsha:- Dad badan ayaad arkaysaa cuntada iyo galmada isku xira taas maxaa ka jira.
caadi ahaan kacsiga daran waa loo dhashaa rag iyo dumarba laakin cuntada kaalin weyn ayay ka qaadataa dareenka raga iyo dumarka cuntada lagu naaxo ama lagu cayilo waxay dareen siisaa ninka ama naagta .
waxaa ka id ah cuntadaas hilibka digaaga ukunta caanaha kalluunka qudaarta oo dhan furutiska marka qofka aad u cunayo cuntada nafaqada leh dareenkiisa awood ayuu yeelnahaya laakin saan shaagnay qofka marka uu kacsiga dabeecad u yahay ayaa ka daran raga qaarkooda xitaa haddii ay wax cunin way kacsadaan sidoo kale dumarka qaarkooda qooq ayaysan laseexanaynin

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment