U Gaar Ragga : Dhafarka Badan Waxa Uu Keenaa Biyo Baxa Deg Deg Ah Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista

Bulsha:- Waxa xaqiiqo ah in waxkasta oo qofka ku dhacaa ay leeyihiin sabab, hadaba dhibatadan oo noqotay mid ku baahaysa dhalinyarta da, yarta ah ayaa waxaynu soo qaadan doona dhowr qodob oo ah waxyaabaha keena inuu qofku hore u biyo baxo.

1- Dhibaato nafsiyan ah (psychological factors) (personal problems) qofka oo shaqo badan haya maalintii oo dhan kadibna marka uu guriga yimaado aan ka helin haweenaydiisa soo dhawayn aad u saraysa, in qofku uu kalsooni daro ka qaado haweenaydiisa ama gabadhuninkeeda aanay aad ugu kalsoonayn.

(sexualfeelings), qofka oo wakhtiga uu galmada bilaabayo dareema iskubuuq badan (excessive nervousness owing to sex).

Soojeedka habeenkii oo isaguna ka mida waxyabaha keena, iyadoo loo bahanyahay qofku inuu yareeyo soo jeedka faraha badan.

2- Qofka oo ay la soo darsaan dhibaatoyin xaga jirdhkisa ka mida ah kuwaas oo ay ka mid noqonayaan, qanjir xanuunka (thyroid gland) xiniinta oo ku xanuunta (prostate infective diseases) iyo cudurada ku dhaca maskaxda

3- Cabida sigaarku waxay qeyb weyn ka qaadataa dhibatadan in qofku uu xajin waayo biyaha wakhtiga galmada,sababtoo ah unugyada dhiiga qaada waxay noqdaan kuwo aad u yaryar (our cells become smaller due to smoking)

markuu qofku sigaarka cabo, taasoo sababta in dhiiga qofku uu xoog u shaqayn waayo (poor blood circulation).
















Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment