Bulsha:- Ninyahoow hadaad rabto in aad ku guuleysato qadarinta ay kuu hayso xaaskaada waxaa muhiim in aad ogaato furayasha qalbigeeda.
Ugu horeynta haka xishoon in aad mar waliba u muujiso jaceylka aad u qabto iyo dareemahaada dhankeeda ku aadan, ogaaw haweeneyda xitaa iyada oo og in aad jeceshahay kama dharagto in ay maqasho erayga wan ku jeclahay .
Sidoo kale xitaa hadaad mashquul tahay u sheeg oo ku dheh maskaxdeyda waad ka bixi la dahay , xitaa hadii wicitaanka waqti ku saamaxeyn SMS u dir u sheeg in ay ku hor taagan tahay
Arinta ay ragga badan ay iloowsan yihiin waxa ay tahay in haweeneydu jeceshay in ninkeeda uu u daliigo ogaaw waa cunug yar oo waa u baahan tahay naxariis iyo dal daliigida.

Arintaan iyana waa muhiim oo u muuji in aad u maseereyso ogaaw haweenka taasi jaceylka ninka uu u hayo ayay ku qiimeeyaan.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment