Bulsha:- Waxaa muhiim ah in labada lamaane niyad ahaan iyo jir ahaan degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah taasi waxa ay keeneysa in si macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo galmada .
Jirka oo daalan lama helayo wax raaxo ah , waxana muhiim ah in istimtaacu dhaco iyadoo jirka fir-fircooni leeyahay oo uusan daalneyn nooc waliba ha ahaadee daalkasi .
Goobta baashaaalka ka bilaabanayo labada lamane ayaa waxa haboon in uu diyaar u yahay baashaalkasi isla markaana jirin wax wiiqaya in raaxo macaan ay helaan .
Raaxada baashalka ayaa ku bilaabaneysa hadalo jilicsan , shumis iyo is-istiimin jirka intiisa kale iyo dhaq-dhaqaaqyada kale ee keena in dareenka kaco raaxana la dareemo.
Waxaa muhiim ah in labada dhinac ogaadaan mid kale waa sura gal ah in ninka macaanka baashaalka dareemo una baahdo in galmood sameeyo halka xaaska ka gaarin baahidaas .
Marka baashaalka dhamaado xiliga waalida lagaarana oo la isu tago shaqadana dhaamato ayaa waxa ragga lagula tilanayaa in durba la soo bixin waayo haweeneydu waxa ay u baahan tahay in xoogaa xaalku sidiisa sii ahado ayna hesho qoor gilin iyo shumis macaan .salsalaaxis iyo hadalo aad u jilicsan
style=”font-family: Verdana, sans-serif;”>fadlan naga xishooda webyadiina soo waashay shabakada shumis.net ka daaya xatooyada aan xaquuq daba socon
Waxa dhici karta in xaaska xanaaq ka qaado marka ninka shaqada bogto durba la baxo ,iyagoo raga qaarna sidaasi sameeyo ee badala dabeecadaha haweenka wanaagsan aan kua talinaynyo in ay joojiyaan danaysiga galmada oo ay haweeneyda u weeciyaan hab kale hadii aad ku daashay habkaan iyadoo habkaas kale weerarka iyada qaadi doonta waa hadii aad dareensiiso in aad marba meel ka doonayso iyadane lagu kacayo

Sidoo kale waxaa la xusay in haweenka dareen kii hore ka mac ay hesho marka daqiiqado lagu dhex nasiiyo Isla markaana ay soo tuurto neef xad dhaaf ah
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment