Noocee Ugu Macaan Wasmada Dumarka Tilmaan Sir Ah?

Bulsha:- Cilimi baaris qota dheer oo ay sameestay Hay’ad ka Shaqeysa Cilimiga Jinsiyada oo  ku taalo dalka  Jarmalka ayaa dhowaan shaachasay in xiliga  ugu wanaagsan galmada ay tahay xiliyada  qabowga, iyadoo arintaasina raga ay raaxo waali ah ka helaaan waqtiyada qaboobaha.

Daraasada ayaa sidoo kale lagu tilmaamay in raga 70%  ay neceb yihiin Galmada xiliyada kuleylaha ,waxeyna daraasada haweenka caalamka kula dar daarantay in ay yareeyaan dalabka ragooda xilga uu jiro kuleylaha.

Macheal Mrunge  oo ah madaxa Hay’adaasi islamarkaana ah xeel dheere ku taqasusay Cilimiga Jinsiyadda  ayaa sheegay in waqti dheer ay baaris ku sameyeen ayna  ogaadeen in xitaa raga galmada badsada xiliga kuleylaha 60% aysan helin raaxo ku fialan.

Qabiirka ayaa  sidoo kale xusay in haweenka ay iska ilaaliyaan galmada faraha badan xiliga kuleylaha taasoo la sheegay in ay keeni karto hoos u dhac ku yimaada dareenka xubinta tmmaranka iyo weliba muuqaalka qofka.

Ugu danbeyntii Macheal Mrunge  ayaa sheegay in raga ay raaxo waali ah ka qaadaan haweenka markii ay timahooda soo marsadaan waxyaabaha carfa,  ayna soo furfuraan timahooda, taasoo uu qabiirka ku sheegay in badan oo haweenka caalamka ah in aysan ku baraarugsaneen .













Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment