Naaska Haduu kaa jilcay sidaan ayaad ku adkeen kartaa

Bulsha:- Ceeb ma ahan in laga hadlo arimaha qoyska waxaana faa’iido dhan walba ah ay leedahay in qof walba dhibka heystaahi uu xal u helo isagoo xalkaasi ka daabacanaya shabakada caalamiga ah Nalamaadso.com aqristayaal fara badan oo ku xiran shabakadan caanka ah ayaa codsaday in hibaatooyinkoda xal aan u keeno inagoo mid mid u qaadaa dhigi doona isla markaana u faa’iideyn doona aqristayaasheena.

Haweenka qaarkooda marka ay dhalaan oo ay naasahooda caanaha ka dhamaadaan waxaa dhumaya adkaanshihii markii hore uu lahaa isla markaana waxay noqonayaan maqaar oo ama balaq , taas ayaa hoos u dhigaysa in raga qaarkood damacii dhanka naasaha ka hayn jiray uu yaraado, waayo naasaha ayaa ah kuwa raaxada si weyn uga qeyb qaata wuxuuna ka mid yahay raaxada galmada iyo quruxda jirka haweeneyda.

Haweeynka qaarkood aya adeegsada kareem loogu talagalay naasaha in lagu adkeeyo laakin inta badan la iskuma halayn karo waxyaalaha kimikalka ah, maanta waxaan halkaa kaaga faa’iideynaynaa haweeneyda soomaaliyeed sida ay u adeegsan lahayd haddii ay u baahato waxyaabaha dabiici ah oo naasaha lagu adkeeyo
Qaab 1aad marka hore waxaa la isku qasaa malab iyo bur kaddib naasaha ayaa la marinayaa todobaadkii seddex jeerSaliid saytuun ayaa lagu daldaliigayaa muddo 5 daqiiqadood maalin kasta hal jeer kaddib waxaa lagu dhaqayaa biyo qandac ah, kaddib waxaad soo qaadanaysaa jab yar oo baraf ah waxaa la marmarinayaa laba naasood ilaa uu ka dhalaalo, kaddib waxaad keenaysaa tufaax oo qashar la’aan la shiiday waxaad saaraysaa labada naasood kaddib waxaad ku qubaysanaysaa biyo lagu daray koob yar khal biyaha waa inay xoogaa kululaadaan waxaad daldaliigaysaa muddo gaaraysa 15 daqiiqo, inshaa Allaah waxaad ka heli doontaa natiijo fiican.

Geed lagu yiraahdoo afka ingiriiska (Lupin) Soomaaliduna ay u taqaan quse ayaa la shiidayaa waxaa lagu daraa caano iyo khal iyo biyaha loo yaqaano (maaul wardi) inta si fiican la isugu labo ayaa la saarayaa naasah.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment