Bulsha:- Foosiya Xaaji oo loo yaqaano (Dj Fawzi) waa gabadhii ugu horeysay oo Soomaali ah oo dalka Maraykanka ka Bilowday Shaqadaa loo yaqaano ( DJ ) Iyadoona ay dad badan ku Canaanteen Arintaasi.
Hadaba Foosiya ayaa ka Warbxisay waxay ku dooratay Shaqada Noocan ah, Iyadoo DJ uu inta badan yahay Qofka isku duba Rida Heesaha laga qaado Xafladaha Aroosyada Iyo Munaasibadaha kalaba.
Daawo Warbixinta Wariye DEEQ DARAJO
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment