Bulsha:- Faadumo Siciid oo ah La taliyaha C.raxmaan Cirro ayaa sheegtay in la xidhay maalintii codaynta doorashada Somaliland loo dareeray, waxayna sheegtay inay ahayd kormeere guud, markii la xidhayna ay ku sugnayd goob codbixineed oo kutaalay iskuulka biyo dhacay.
Faadumo siciid oo hadalka sii wadata ayaa intaasi raacisay In shaqadeedu ahayd inay markhaati ka
ahaado cododka oo ay noqoto wakiilkii waddani “markay halkaa marayso ayay tidhi inantii gudoomiyaha ka ahayd goobtu amar cusub ayaa soo dhacay oo waxaa layidhi xidh Faadumo Siciid, ma sidaas ayaa ayaan idhi, haa ayay tidhi, dhib
majirto ayaan idhi saldhiga dhexe ayaana la igeeyay waana la ixidhay” ayay tidhi Faadumo siciid.
Xadhiga Faadumo siciid ayaa waxaa ka hadlay xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo sheegay in la xidhay

Faadumo iyo masuuliyiin kale oo katirsan Xisbiga Waddani.
Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment