Wiilkii wuu iska tagay wuxunaa adey islaantii guriga iska lahed wuxuuna igu waramay sida ay wax udhaceen iyo in lagu bartay gurigeeda wuxuuna kacodsaday in ay arintaas waxkala qabato waxayna kutiri waad mahadsan tahay wana kaxumahay waxa ku garey ee fadlan anaa lahadlaya gabadha waxaad i imataa cawa maqribkii ama salada maqrib kadib,wilkii isaga oo kufaraxsan hadalka gabadha ayuu tagay ,cidkala omusan shegan wuxuuna iska dhaadhiciyay in ay gabadha guriga iskaleh oo ah walshed tan wilka dhacday in ay usoo celiso hantidiisi wuxuuna iska sugay ilaa galabtii tolow maxaa dhici doona,
Islaantii gurigga iska lahayd waxay utagtay walsheed oo ah tan wiilka gaday waxanya kutiri walal maxaa kudarey maxaad noceben maxaad wiilka alabta uga qaday? say wax ujiraa iwaydii horta intadan idhihin wiilbad wax kaqaday iyo maxaad noceben midna ayay kaga jawabtay ,haye abaayo maxaa jira bal iwaran ayay tiri haa abaayo waxaa jira wiilkan wuu iqanaya anoo Nairobi jira ayuu iyiri xeryaha imow kadibna baska ayaan so racay qarash ayaa iga soo baxay waxana hada jogaa mudo bil ah intaan joga gabadhayda aan dhalay waxan u soo qaday 2 dasadod oo caano ah ana malinkasta waxaan isticmalayay 200 oo lacagta ah oo biil ah marka abaayo ninka waxaan ba karabaa qarash dherad ah.
Xususnow gabadha waa garoob wiilka maqabo wana garoob haye abaayo iwadsheekada ayay tiri tiikale ahaa baayo ninkan waxaan karabaa biilki bishan,caanihi gabadha iyo lacagtii an jidka kusoo marey marka walaal sidaas ayay wax ujiraan abaayo,haa walal sidaas wax ulama socone hada wiilki waan balamiyay waxaana kudhahay galabta xafada imow ee maxaan samaynaa ayay tiri islaantii guriga iskala hayd ee wiilku uu usoo dacwooday? waaba sida aan rabo waxaan uyerayaa abti oday biiqe ,adeer duraan iyo dhamaan adayaasha cida ama xafada waxaana ubandhigi arintan sifo ninkan xaqayga la iga qaado waxana sidiyaarin odayaasha markuu imadana way qabsanayaan ayay hadalkii kusoo kobtay gabadhii wiilka gaday.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment