Shahid Kapoor Xaaskiisa Mira Rajput Iyo Gabadheeda Misha Kapoor Oo Airport-ka Sawiro Qurux Badan Looga Qaaday

Bulsha:- Shahid Kapoor ayaa maal mahaan ku mashquulsan xayaysiinta filimkiiisa weyn ee Padmavati ee goor dhow laga soo bandhigay goos goos xiiso leh.

Sidaa daraadeed waxaa Airport-ka maanta sawiro qurux badan looga qaaday Shahid Kapoor xaaskiisa Mira Rajput iyo gabadheeda Misha Kapooor waxaana laga qaaday sawiro qurux badan.

Dhinaca kale Shahid sanadkaan waxaa u diyaarsan filimka Padmavati ee ku matalaayo doorka Maharawal Ratan Singh Waxaana kula wehliyaan Deepika Padukone iyo Ranveer Singh.

Fadlan hoos ka daawo sawirada









Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment