Saddex Arin Oo Aad Ku Ogaan Karto Jaceylka Uu Gacaliyahaaga Kuu Qabo.

Bulsha:- Gabdho badan ayaa ka wel wela sida dhabta ah oo ay ku ogaan karaan heerka uu gaarsiisan yahay jaceylka gacaliyahooda ay sheeko wadaag yihiin .

Hadaba Bulsha ayaa ku soo koobeysa calaamado yar oo kuu cadeynaya heerka jaceyl ee uu gaarsiisan yahay gacaliyahaaga .

Barashada Ehelkaada” haddii uu diyaar u yahay in uu barto ehelkaada iyo asxaabtaada buslshada waliba isna doonayo in sidaas oo kale sameyso ogoow waxa uu doonayaa xariir fog una diyaar garoow guul

Ka Sheekeynta Mustaqbalka : haddii uu kala xaajoonayo arimo ku saabsan mustaqbalkiina , qorayaasha noloshiina dhab ahaan waxa uu doonayaa in aad guul ka gaartaan xariirkiina

In Uu Ku Daneeyo : haddii aad xanuunsan tahay tahay ama xaaladda si ay kaa tahay haddii uu aad kuu daryeelayo kana wel welayo xaaladaada una jajaban yahay caawintaada habeen iyo maalin dhab ahaan waa horyaalkaada ee yuusan ka baxsan ninkaas














Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment