Bulsha:- Shir deg deg ah oo ay maanta isugu yimaadeen Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya ayaa looga hadlay Xaalada dalka Iyo Weerarkii Shalay ka dhacay Hotelka Naasa-hablood 2, Waxaana Xilkii looga Qaaday Masuuliyiin ka tirsan Dawladda.
Wasiirka Warfaafinta Eng. C.raxam Yasiirow ayaa ku dhowaaqay in Xilkii laga Qaaday Taliyihii Ciidamada Booliska Cabdixakiin Daahir ( Saacid ) iyo Taliyihii Ciidamada Nabad Sugida Cabdullaahi Sambalooshe.

Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:
Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Blogger Comment
Facebook Comment