Macuno Nin Xubintiisa Taran Niicle Tahay, Laari Cune iyo Qufac Labood Intuba Ima Qancin Karaan!

Bulsha:-  weydii naagtaada qaabka ay jeceshahay in aad ugu sameeyso weerarka sariirta iyo goobaha ay ka kacsaneyso , sidoo kale haweeneyduna waa in ay iyana weydiisaa .

Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana .
Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana .\

Gabaryaheey si aad ninkaada la haysto uga dhigato isu qurxi , ku dhalaali dhiinkaada qortiisa , roobna uga dhig dhunkasho iyo qoor gilin ogaaw ninku waa cunug weynaaday oo u baahan xanaano.

Qodobada ugu muhiimsan ee loo bahaan yahay in la sameeyo si loo helo raaxo macaan oo aan xishood ku jirin waxaa loo baahan yahay in lala yimaado .
Talaabaada koowaad ee loo baahan yahay waxa ay tahay in labada
lamaane ahaadaan kuwo ka fog daal iyo fikir si loo helo gariir macaan oo dhanka galmada ah .
In jirka ahaado mid fir-forcoon maxaa yeelay hadii jirka daalan yahay lama helayo raaxo , ogaaw raaxadana waxa ugu macaan midda saqda dhexe .
In goobta labada lamaane ku raaxeysanayaan ahaato mid jawigeedu degan yahay aan shanqar laheyn ,(Ujeedka waxa ay thay in aysan imaaneyn wax galmada oo socoto joojin kara).
Ka hor inta aan weerarka la qaadin waxaa muhiim ah in lagu bilaabo hadalo macaan oo jilicsan , baashaalin , dhuuqmo , farakacayaar si wadada loogu xaaro in la helo dareen kacsan .
Ragga ayaa looga digayaa in marka galmada dhamaado in ay dhabarka u jeediyaan xaaska , maxaa yeelay haweenka marka galmada dhamaato waxa ay u baahan yihiin hadalo macaan , dhunkasho xabad gilin waayo waa ay uga sii macaan badan tahay raaxadii galmada aheyd ee dhacday.











Fekradaada Facebook Ku Dhiibo Ama Qeybta Hoose Ee Fekradaha:


Booga Bogeena Facebooka Halkaan KUDHUFO
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment